Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Fatihah ( Furitaanka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.
maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
Su’aalo aad u qiimo badan - (Soomaali)
su’aalo muhiim ah oo ku saabsan raga iyo dumarka isfura, iyo iskala sheegashada.
Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.
Burburka qoyska - (Soomaali)
Asbaabaha keena burburka qoyska, iyo sida la iskaga ilaalin karo.
Xagaajinta guryaha - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.
Meeqaamka Haweenka (heerka hawaynada) - (Soomaali)
Haweenayda: halka ay kaga jirto mujtamaca, sida gaaladu u burburinayaan maqaamkii aad lahayd, maxay ka rabaan reer - galbeedku gabadha muslimka ah?
wanaagu wuxuu u dhexeeyaa labo xumaaanto - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa dhexdhexaadnimada iyo in la iska jiro gabood falka iyo xagjirnimada bada, lana raaco dariiqa toosan ee la inoo jideeyay.
Tribalism - (Soomaali)
No Description