×

Wanaaga islaamka iyo dhexdhexaadnimadiisa - (Soomaali)

Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.

Kalmada tawxiidka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.

Shirkiga iyo khatartiisa - (Soomaali)

Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.

Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)

sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.

Qisaska anbiyada - (Soomaali)

Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlay qisaska anbiyada lagu sheegay quraanka, laga soo bilaabo nabi aadan ilaa laga soo gaadho nabi ciise. Calayhimu as-salaatu wa as-salaam.

Calling People To Allah Through Wisdom - (Soomaali)

Calling People To Allah Through Wisdom

Forbidding Magic - (Soomaali)

No Description

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 044 ] Suuradda Ad-Dukhaan ( Qiiqa ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ad-Dukhaan ( Qiiqa ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 037 ] Suuradda As-Saaffaat ( Safafka ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda As-Saaffaat ( Safafka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 045 ] Suuradda A-Jaathiyah ( Jilba jabsiga ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ad-Dukhaan ( Qiiqa ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 043 ] Suuradda Az-Zukhruf ( Quruxda dahabka ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Az-Zukhruf ( Quruxda dahabka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.