×
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda A-Macaarij ( Wadooyinka samada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.