Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.
Siirada Nabiga 02 - (Soomaali)
Siirada Nabiga 01 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.
Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 005 ] Suuradda Al-Maa'idah ( Miiska ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Maa'idah ( Miiska ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 004 ] Suuradda An-Nissaa ( Haweenka ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda An-Nissaa ( Haweenka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 003 ] Suuradda Aal-Cimraan ( Reer Cimraan ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Suuradda Aal-Cimraan ( Reer Cimraan ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Baqarah ( Saca ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 001 ] Suuradda Al-Fatihah ( Furitaanka ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Fatihah ( Furitaanka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.
maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.