×

Wanaaga islaamka iyo dhexdhexaadnimadiisa - (Soomaali)

Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.

Su, aalo iyo jawaabo caqiido ah - (Soomaali)

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan caqiidada islaamka iyo macnaha iimaanka iyo farqiga u dhexeeya iimaanka iyo islaamka

wa ayo ahlu sunah - (Soomaali)

Muxaadaro ka cadaynaysa cida ay yihiin AHLU SUNUHU iyo calaamadaha lagu garto.

Usuulu Saddexda tiirka koobaad labad shahaado - (Soomaali)

Usuulu Saddexda tiirka koobaad labad shahaado

Qofkii ilaahay cid kale garab dhiga ama cibaadada la wadaajiya, janada ayaa laga xaaraam yeelay - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)

sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.

SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA - (Soomaali)

SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA

RASUULKA-ISLAAMKU, WAA MUXAMED AMAAN IYO NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA,AHAATEE - (Soomaali)

RASUULKA-ISLAAMKU, WAA MUXAMED AMAAN IYO NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA,AHAATEE

Shirkiga iyo khatartiisa - (Soomaali)

Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.

ANIGU WAXA AAN AHAY MUSLIM - (Soomaali)

ANIGU WAXA AAN AHAY MUSLIM