×

Siirada Nabiga 08 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay dhismihii dowlada islaamiga ah ee magaalada Madiina al munawara, iyo dhismihii Masjidka nabiga NNKH.

Siirada Nabiga 07 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadalaysaa hijradii Nabiga sc ee madiina uu ku tagay iyo dadkii reer madiina oo si weyn usoo dhaweeyay Rasuulka NNKH.

Siirada Nabiga 06 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay qeexday taariikhada magaalada Yathrib (madiinatul munawarah) sidee bey ugu noolaayeen halkaa ehelkeeda iyo sidoo kale heshiisyadii ay ahlu madiina la galeen nabiga NNKH.

Siirada Nabiga 05 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay hijradii labaad ee dhulka xabashida, guurkii nabiga NNKH uu guursaday Umu xabiib bin abii sufyaan iyo soo galidii islaamka ee Cumar bin khadaab, iyo qisadii Micraajka.

Siirada Nabiga 04 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowgii waxyiga, sanadihii dacwadu sirta ay ku socotay iyo bilowgii kor u qaadida dacwada, sidoo kale Hijradii dhulka xabashida