Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlay qisaska anbiyada lagu sheegay quraanka, laga soo bilaabo nabi aadan ilaa laga soo gaadho nabi ciise. Calayhimu as-salaatu wa as-salaam.
Qisaska anbiyada - (Soomaali)
Wanaaga islaamka iyo dhexdhexaadnimadiisa - (Soomaali)
Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.
Rukniga sedaxaad - (Soomaali)
No Description
Su, aalo iyo jawaabo caqiido ah - (Soomaali)
Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan caqiidada islaamka iyo macnaha iimaanka iyo farqiga u dhexeeya iimaanka iyo islaamka
Mideynta - (Soomaali)
Mideynta
waynida Ilaahay sw - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa wanida Eebe iyo qudradiisa, calaamadaha ku tusaya waynidiisa, iyo sida Ilaahay inagu booriyay in la garto waynidiisa garasho dhab ah oo lagu caabudo cibaado dhab ah.
sakada fidriga - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa sida sakada fidriga loo bixinayo, iyo wakhtiga la bixinayo ,iyo xukunka hadii uu qofku dhaafiyo wakhtigeedii
Manduumatu Alfiyatil Aadaab - (Soomaali)
waa duruus taxane ah oo lagu sharxayo kitaabka Manduumada Alfiyatul al aadaab, oo ka hadlaysa qaybaha kala duwan ee aadaabta laga rabo qof kasta oo muslim ah in uu ku sifoobo
maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
