Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Suuradda Aal-Cimraan ( Reer Cimraan ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Baqarah ( Saca ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 001 ] Suuradda Al-Fatihah ( Furitaanka ) - (Soomaali)
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Fatihah ( Furitaanka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
Su’aalo aad u qiimo badan - (Soomaali)
su’aalo muhiim ah oo ku saabsan raga iyo dumarka isfura, iyo iskala sheegashada.
Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.
Burburka qoyska - (Soomaali)
Asbaabaha keena burburka qoyska, iyo sida la iskaga ilaalin karo.
Xagaajinta guryaha - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.
Axaadiis ka hadlaya shacbaan - (Soomaali)
fadliga bisha shacbaan iyo axaadiista ku soo aroortay nabiga sallalahu calayhi wasalam
Sharaxa Kitaabka Al Adab Al Mufrad - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Al Adab Al Almufrad oo uu alufay Imam Bukhaari, waxa uu ka mid yahay kutubta ugu qiimaha badan baabkan aadaabta, sheekhuna si wanaagsan ayuu ugu sharxayaa Afsoomaali