Muxaadaro ka hadlaysa: qofku sida uu u xifdinayo waajibaadka ilaahay, iyo natiijada ka dhalanaysa arintaas. Oo ah in ilaahayna xifdiyo qofkaas
Ilaahay xifdi ha ku xifdiyee - (Soomaali)
fahamka dacwada - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa fahamka dacwada iyo sifooyinka laga rabo qofka daaciga ah. ahmiyada ay leedahay dacwadu.
Khilaafka iyo xalkiisa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa is khilaafka iyo noocyadiisa, iyo asbaabta keenta is khilaafka iyo sida loo daawaynayo dhibaatooyinka ay keenaan khilaafkaadku.
