×

Calling People To Allah Through Wisdom - (Soomaali)

Calling People To Allah Through Wisdom

DIINTA AADAM IYO XAAWO - (Soomaali)

DIINTA AADAM IYO XAAWO

Allaah (Allaha Keliya ee Runta ah) MAGACYADA QURUXDA - (Soomaali)

Allaah (Allaha Keliya ee Runta ah) MAGACYADA QURUXDA

Waxa ka dhalan kara qofka la colooba awliyada ilaahay sw - (Soomaali)

Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.

su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2 - (Soomaali)

su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.

su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1 - (Soomaali)

su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.

Su’aalo aad u qiimo badan - (Soomaali)

su’aalo muhiim ah oo ku saabsan raga iyo dumarka isfura, iyo iskala sheegashada.

Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.

Burburka qoyska - (Soomaali)

Asbaabaha keena burburka qoyska, iyo sida la iskaga ilaalin karo.

Xagaajinta guryaha - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.

Axaadiis ka hadlaya shacbaan - (Soomaali)

fadliga bisha shacbaan iyo axaadiista ku soo aroortay nabiga sallalahu calayhi wasalam

Sharaxa Kitaabka Al Adab Al Mufrad - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka Al Adab Al Almufrad oo uu alufay Imam Bukhaari, waxa uu ka mid yahay kutubta ugu qiimaha badan baabkan aadaabta, sheekhuna si wanaagsan ayuu ugu sharxayaa Afsoomaali