Qur’aanka Kariimka iyo tafsiir sahlan ee macaanadiisa afka Soomaaliga
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
Qofkii ilaahay cid kale garab dhiga ama cibaadada la wadaajiya, janada ayaa laga xaaraam yeelay - (Soomaali)
Waa duruus taxane ah ku baxaysa qaabka qoraanka, taasi oo ka hadlaysa, arimo badan oo la iska reebay samayntooda, iyo ku dhaqankoodaba.
wa ayo ahlu sunah - (Soomaali)
Muxaadaro ka cadaynaysa cida ay yihiin AHLU SUNUHU iyo calaamadaha lagu garto.
Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)
sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.
Shirkiga iyo khatartiisa - (Soomaali)
Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.
Kalmada tawxiidka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.
No Description
Usuulu salaasa masaaisha afarta - (Soomaali)
Usuulu salaasa masaaisha afarta
Usuulu Saddexda garashada nabigeenna - (Soomaali)
Usuulu Saddexda garashada nabigeenna
qeexitaanka islaamka iyo qaybaha diinta - (Soomaali)
qeexitaanka islaamka iyo qaybaha diinta
Ilaah - (Soomaali)
Ilaah